Ruushka oo tijaabiyay Gantaal uu ku cabsi gelinayo Waddamada Reer Galbeedka

Milateriga dalka Ruushka ayaa sheegay inay si guul ah u sameeyeen tijaabadii ugu horreysay ee gantaal cusub oo qaaradaha isaga kala gudba, hubkaas oo uu madaxweyne Vladimir Putin ku sheegay inuu ka dhigi doono wadamada reer Galbeedku “inay si qoto dheer u fikiraan” ka hor inta aysan qaadin damacyo gardarro ah oo ka dhan ah … Continue reading Ruushka oo tijaabiyay Gantaal uu ku cabsi gelinayo Waddamada Reer Galbeedka